0^LUUKOSBilaabashadii KitaabkanDhalashada Yooxanaa Baabtiisaha Waa La Sii SheegayDhalashada Ciise Masiix Waa La Sii SheegayMaryan Waxay Booqatay Elisabed; Gabaygii Maryan Ee Ammaanta AhaaDhalashadii Yooxanaa Baabtiisaha; Aabbihiis Gabaygiisii Ammaanta AhaaDhalashadii Ciise MasiixCiisaa Rabbiga Loogu Dhiibay Macbudka DhexdiisaSimecoon Iyo Gabaygiisii Ammaanta AhaaAnnaCiise CarruurnimadiisiiYooxanaa Baabtiisaha Iyo Farriintii Uu WadayCiise Waa La BaabtiisayAbtirsiinta CiiseShayddaan Baa Isku Dayay Inuu Ciise DuufsadoBilowgii Wacdiga CiiseCiise Waa Laga Celiyey NaasaredJinnoolihii La BogsiiyeyCiise Wuxuu Bogsiiyey Simoon Soddohdiis Iyo Qaar Kale Oo BadanWuxuu U Yeedhay Xertiisii U HorraysayBaraslihii La BogsiiyeyCuryaankii La BogsiiyeyU Yeedhidda LaawiWax Soonka Ku SaabsanWax Sabti Dhawridda Ku SaabsanCiise Wuxuu Doortay Laba Iyo Tobankii RasuulKuwa Barakaysan Iyo Kuwa Hoogga LehCadowyadiinna JeclaadaDad Kale Ha XukuminaLabada AasaasAddoonkii Boqol-u-Taliyaha Waa La BogsiiyeyCarmalkii Na'in Joogtay Wiilkeedii Waa La Soo NooleeyeyYooxanaa BaabtiisahaCagasubkintii Ciise Iyo Masaalka Ku Saabsan Labadii Nin Oo Daynka QabtayDumarkii Ciise U AdeegayMasaalka Ku Saabsan BeerreygaMicnayntii MasaalkaWaxa Ilayska Laga BartoWalaalnimada Runta AhCiisaa Duufaankii DejiyeyJinnoolihii Reer Gadareni Oo La BogsiiyeyYayros Gabadhiis Iyo Naagtii Dhiigbixidda QabtayLaba-iyo-tobankii Rasuul Iyo ShuqulladoodiiHerodos Waa WelwelayWaxaa Cunto La Siiyey Shan Kun Oo NinButros Wuxuu Qiray Inuu Ciise Yahay MasiixaCiise Wuxuu Sii Sheegay Dhimashadiisa Iyo SarakiciddiisaWaa In Nafta La DiidoCiise Muuqiisu Waa IsbeddelayWiilkii Jinniga Qabay Waa La BogsiiyeyCiise Baa Mar Labaad Dhimashadiisa Sii SheegayIs-hoosaysiintaMidba Midka Kale Ha U DulqaatoCiise Wuxuu U Kacay Yeruusaalem; Dadka Reer Samaariya Sooma Ay DhowaynSida Loo Imtixaamo Kuwa Doonaya Inay Xer NoqdaanToddobaatankii Xerta Ahaa ShuqulladoodiiWaxaa Hoog Leh Dadka Aan Ilaah Rumaysnayn MagaalooyinkoodaToddobaatankii Ayaa Soo NoqdayCiise Waa MahadnaqaySida Loo Helo Nolosha Weligeed AhMasaalka Ku Saabsan Ninkii Wanaagsanaa Oo Reer SamaariyaMaarta Iyo MaryanTukashaduu Ciise Xertiisa BarayTukasho Joojinla'aan Ah Iyo Masaalka Ku Saabsan Saaxiibkii Saqdadhexe YimidCiise Jawaabtiisii Markii Lagu Ashtakeeyey Inuu Caawimaadda Shayddaanka Ku ShaqeeyeyJinnigu Waa Ku Noqday Meeshuu Ka BaxayCiise Waa Ka Digay In Calaamooyin La DoonoWaxa Ilayska Laga BartoCiise Wuxuu Canaantay Farrisiintii Iyo Kuwii Sharciga YiqiinCiise wuxuu xertiisii uga digay labawejiilenimadaKuwii Laga Baqi LahaaDamac Badnaanta Iyo Masaalka Ku Saabsan Taajirkii Nacaska AhaaWelwelka, Iyo Aamminaadda Ilaah La AaminoSoojeedid Baa Loo Baahan Yahay; Masaalka Ku Saabsan Addoommadii Aaminka Ahaa Iyo Kuwii Aan Aamminka AhaynCalaamooyinkii WakhtiyadaToobadkeen Baa Lagu WaaniyeyMasaalka Ku Saabsan Geedkii Berdaha Ahaa Oo Aan Waxba DhalinMaalin Sabti Ah Naag Baa La BogsiiyeyMasaalka Ku Saabsan Iniin Khardal Ah Iyo Masaalka Ku Saabsan KhamiirIridda Cidhiidhiga Ah Ee Nolosha Laga GaloHerodos CadownimadiisiiCiise Waa U Ooyay YeruusaalemNinkii Uurweynaadka Qabay Ayaa Sabti La BogsiiyeyIs-hoosaysiinta Iyo Marti-soo-dhowayntaMasaalka Ku Saabsan Iidda WeynXernimada MicneheedaLaxdii HallowdayLacagtii LuntayWiilkii Wixiisii KhasaariyeyWakiilkii Aan Aamminka AhaynSida Qumman Oo Maalka Loo IsticmaaloFarrisiintii Waa La CanaantayNinkii Hodanka Ahaa Iyo Miskiinkii Laasaros La Odhan JirayWaxoogaa Hadalkii Ciise AhCiise Wuxuu Bogsiiyey Toban Nin Oo Baras QabaImaatinka BoqortooyadaMasaalka Ku Saabsan Carmalka Iyo XaakinkaFarrisigii Iyo CashuurqaadihiiCiise Wuxuu UDuceeyey Carruur YaryarNolosha Weligeed Ah Iyo Ninkii Maalka JeclaaMar Saddexaad Ayaa Ciise Sii Sheegay DhimashadiisaCiise Wuxuu Bogsiiyey Nin Indhala'SakhayosMasaalka Ku Saabsan Lacagta La Yidhaahdo MinaCiise Guul Buu Ku Galay YeruusaalemCiise Waa U Ooyay YeruusaalemCiise Macbudkuu NadiifiyeyCiise Amarkiisii Waa La WeyddiiyeyMasaalka Ku Saabsan Beerta Canabka AhWax Ku Saabsan Cashuurta Kaysar La SiinayoSarakicidda Kuwii DhintayWax Masiixa Ku SaabsanWaano Culimmada Ka Gees AhSadaqada Carmalku Macbudka Ku BixisayCiise Wuxuu Sii Sheegay Dumidda MacbudkaBelaayooyinka ImanayaWakhtiga DhammaadkiisaSoo Jeedid Baa Loo Baahan YahayYuudas KhiyaanadiisaDiyaargarayskii Cashadii Ugu DambaysayCashadii Ugu DambaysayWeynaanta Runta AhButros Dafiriddiisii Horaa Loo Sii SheegayCiise Wuxuu Ku Tukaday Beer GetsemaneCiise Waa La QabtayButros Waa Dafiray CiiseCiise Waa Lagu Kajamay Oo GaraacayCiise Oo Wadaaddadii Sare Hor TaaganCiise Oo Hor Taagan Bilaatos Oo Ahaa Taliyaha Reer RoomaCiise Oo Herodos Hor TaaganBilaatos, Iyo Baraabbas, Iyo CiiseCiise Waa Lagu Qodbay IskutallaabtaCiise Waa DhintayCiise Waa La AasayCiise Waa Ka Soo Sara Kacay Kuwii DhintayCiise Wuxuu U Muuqday Xertii Emma'us Ku SocotayCiise Wuxuu U Muuqday RasuulladiiCiise Kor Buu U Baxay